Deg Deg Daawo :-Ganacsatada Magaalada Gabiley Oo Maalgaliyay Kooxaha Kubada Cagta Ee Ka Qeybgalaya WareegaTiimamka Akaadamiga Ah,

Gabiley(GNN)Bishan Aynu Ku Jirno Waxa Garoonka Mo Farah Ee Magaalada Gabiley Ka Bilaabmaya tartan Kubada Cagta Ah Oo Ayku Loolamayaan 8 Kooxood Oo Akaadami Ah, Waxana Loo Tabinaya Hab Live ah.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEY.NET