Gudida Qandaraasyada Oo Shaaciyay Shirkada Guleysatay Dhismaha Dayrka Xabsiga Mandheera

Hargeisa(GNN):-Gudoomiyaha Gudida Qandaraasyada Qaranka jsl Mudane Nuux Maxamed Xuseen Ayaa Maanta si rasmiya u Shaaciyey Shirkada ku Guuleysatay Dhismaha deyrka Xabsiga mandheera.

Halkan Ka Daawo Warka Shaacinta Gudoomiyaha Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland.