Halkan Ka Daawo-Hooyo Kamida Haweenka Magaalada Gabiley Oo Raaligalin Ka Bixisay Dad Ay Sheegtay inay Eedo U Jeediyeen Jananka Ciidanka Qaranka.

Gabiley(GNN):-Hooyo Caasha Muuse “Caasha Baar” oo kamida haweenka magaalada gabiley ayaa si kulul uga jawaabtay shaqsiyaad ay sheegtay inay deelqaaf iyo eedo waxba kama jiraana kula kaceen Taliyaha Ciidamada Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Nuux Ismaaciil Taani.

Halkan Hoose Ka Daawo.