Bushaaro, Bushaaro, Bushaaro; Koofeerka Panaroma Manicure and Pedicure oo looga bartay adeeg hufan, qiimo macquul ah, nashqadaha qurxinta Dumarka noocyadooda kala duwan iyo shaqaale macmiisha raalligeliya, waxa uu kuu soo kordhiyey Qalab casri ah, nashqado cusub oo heer sare ah, dharka aroosyada, taashashka iyo adeegyo ku raalligeliya. Haweenkoow ha moogaannina Koofeerka casriga ah ee Koofeerka Panaroma Manicure and Pedicure iyo Panaroma Beuiti salon inaad iska habaysaan habkasta iyo hannaankaad rabtaba halkaasaad ka helaysaan ee hore u gaadha, haddaad xaflado aroos iyo meher leedahay ammaba aad sidaadaba isu qurxinayso, marba ha moogaannina, hana ka habsaamina. Haddaba Hooyga Qurxinta Dumarka ee Panaromahalka ay ku yaallaan aan idiin tilmaamee, booqda xarumaha Panaroma Manicure and Pedicure & Panaroma Beuiti salon oo ku kala yaalla Dhismaha Deero Mool iyo ka soo horjeedka Jameecoweyn sparpartis amma Fooqa xarunta u ahaa xawaaladdii Qaran ee dhinaca waqooyi-bari ee Line-ka bilayska amma agagaarka Mataanaha Dahabshiil ee magaalada Hargeysa amma waxaad kala xidhiidhi kartaa Taleefannada kala ah; 0634425623

Milatariga Suudaan Oo Si Khasab Ah U Tarxiilay Hogaamiyayaashii Dibadbaxayaasha

Hogaamiyaha mucaaradka Suudaan ayaa sheegay in milatariga haya ay si xoog ah ugu qasbeen in ay u masaafuriyaan laba ka mid ah hogaanka mucaaradka.

Arintaan ayaa ka danbeysay kadib dibadbaxyo dhiig ku daatay oo labadii todobaad ee la soo dhaafay ka dhacay Suudaan.

Sadexda xubnood ayaa mid ka mid ah ahaa mid ka mid ah xisbiga ugu waaweyn,halka labada kale ay yihiin laba ka mid ah hogaamiye yaasha asxaabta bah wadaaga ay yihiin.

Milatariga Suudaan ayaa talada la wareegay 12-kii bishii April kadib markii si qasab ah talada looga tuuray madaxweyne Cumar Xasan Al-Bashiir.

Yasir Arman oo ah siyaasi si weyn looga yaqaano Suudaan iyo xoghayaha guud ee xisbiga SPLM-N mr ismaaciil Jallab iyo afhayeenka xisbiga Mubaarak Ardol ayaa la xiray kadib kulan ay la qaateen maalintii Jimcaha Ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiye Axmed.

GABILEY.NET

%d bloggers like this: