Hargeysa (GNN):- Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu faah faahin ka bixiyey kulan xalay dhex maray madaxda xisbiyada iyo madaxweynaha Somaliland .Gudoomiye Faysal ayaa sheegay in kulankaasi ku soo dhamaadey natiijo la,aan isla markaana sababta xal loo gaadhi waayey ay tahay Madaxweyne Muuse Biixi iyo gudoomiye Ciro oo aan wax tanaasul ah isku sameyneen Sidoo kale Gudoomiyaha ayaa madaxweyne Biixi iyo Gudoomiye Ciro ku sifeeyey in ay yahiin qaar u baahan quraan saar
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
https://youtu.be/Fzh8DtVvztM
GABILEY.NET