Hargeysa (GNN):- Musharaxiinta u ka sharaxan saddex xisbi ee Somaliland isla markaana ka qeyb gali doona doorashooyinka golaha wakiilada iyo deeganka ayaa waxaa ay si adag ugu baaqeen in doorashooyinkii ay dalka ka dhacaan oo xisbiyadu ay ka heshiyaan muranka ku gadaaman qabsoomida doorashooyinkaas
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/IQu74G3P90Q
GABILEY.NET