Dood Adag BBC Xidhiidhka Somaliland iyo Kenya Maxaa U Sababa Inuu Sii Xogaysto.

Hargeisa(GNN):-Doodan Adag oo ay u qabatay idaacada Bbcdu Miss Sucaad Carmiye oo ah muwaadinad reer somaliland oo u ololeysa Ictiraaf Raadinta Somaliland iyo Nin Barre ka ah dalka kenya oo kasoo jeeda somalia, waxaana Casharo La ilaawaan ah dib u xasuusisay Miss Sucaad carmiye oo Xog-ogaal u ah Hagardaamooyinka Dawlada Somalia.

https://youtu.be/dwziiMyypL0