Wargeys Kasoo Baxa Dalka Uk Oo Soo Bandhigay Dadaalka Horumarineed ee Ka Jira Somaliland iyo Duruufaha Ku Xeeran Somalia.

Hargeisa(GNN):-Wargeyska KCW Today, oo ka soo baxa dalka UK gaar ahaan magaalada London, ayaa warbixin ka qoray dedaalada Somaliland ugu jirto inay aqoonsi caalamiya hesho, isagoona isbarbar dhig ku sameeyay Xukuumada Madaxweyne Farmaajo iyo Muuse Biixi.

Wargeyska ayaa xusay in saameyn weyn yeeshen dhaq-dhaqaaqyada diblomaasiyadeeda ee Somaliland ka sameysay dedaalada ay ugu jirto aqoonsiga ay ka rabto beesha caalamka.

KCW-Today ayaa soo qaatay qoraal lagu daabacay bishii hore barta Twitterka ay ku leedahay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya, kaasi oo Somaliland loo adeegsaday ereyga ‘Dal’, midaasi oo Wargeysku ku micneeyay inay tahay markii u horeysay ee wadan kamid ah caalamku uu Somaliland u qiro dal-madax banaan.

Wargeyska KCW-Today wuxuu sheegay in ururkii dhaq-dhaqaaqa Waddaniga Soomaaliyeed ee SNM uu Bishii May ee sannadkii 1991-kii iskugu yeedheen waxgaradka beelaha, kuwaasi oo ku dhawaaqay Somaliland oo mar uu xukumi jiray Ingiriisku.

Sidoo kale waxa uu Wargeysku isbarbar dhig ku sameeyey dowladnimada iyo ammaanka ka hirgalay Somaliland iyo nabadgelyo darrada iyo burburka ku habsaday Somaliya, isagoona ka markhaati kacay Wargeysku in Somaliland gabi ahaanba ka duwan tahay kana bad-baaday mashaqada ka jirta Somaliya.

KCW-Today wuxuu intaas ku daray in Somaliland uu madaxweyne ka yahay Muuse Biixi Cabdi, oo hore u ahaan jiray duuliye ka tirsanaa ciidammada cirka, waxa kaloo uu wargeysku xusay in Somaliland ay leedahay ciidammadeeda Booliska iyo lacag u gaar ah.

Wuxuuna xusey Wargeysku inay Somaliland qaaday talaabooyin diblomaasiyadeed oo ay wada-hadalo kula yeelato Qarammada Midoobay, Midowga Africa (AU) iyo dalal ay ka mid yihiin UK iyo Mareykanka.

Wargeyska KCW-Today ayaa ugu dambeyntiina wuxuu warbixintiisa ku sheegay haddii Kenya ay hormuud ka noqoto aqoonsiga Somaliland inay talaabadaasi noqon doonto mid xiiso leh oo lagu soo qaadi doono shir madaxeedka Midowga Afrika ee lagu wado inuu qabsoomo horaanta sannadka 2020-ka.

Halkan Ka Akhri Isagoo English Ah.

On 27 June 2019, the Twitter account of the Foreign Affairs Office of Kenya referred to talks between Kenya and self-declared state of Somaliland as a discussion between “two countries.” While this tweet may seem innocuous, it potentially has massive geopolitical implications, as it is the first time the self-declared state on the southern shore of the Gulf Aden has been recognized by a foreign country as an independent country.
On 1 July 1960, the former colonial holdings of Italian Somaliland and British Somaliland unified into the Somali Republic, what is commonly referred to today as Somalia. This republic maintained relative control within its borders until the 1980s, when the country’s government, led by Siad Barre, grew increasingly authoritarian and Ethiopian-encouraged resistance movements ran rampant throughout the nation. This hostility culminated in the Somali Civil War beginning in 1986 and ending in the overthrow of Barre’s government in 1991 by a loose coalition of armed rebel groups. As the rest of the nation plunged into anarchy and violence within the power vacuum following Barre’s ouster, the Somali National Movement convened with the elders of Somalia’s northern clans in May and declared what was once British Somaliland, ‘The Republic of Somaliland’, a self-declared state separate from Somalia.
Somalia remains in a state of chaos to this day, as the Human Rights Watch notes “fighting, insecurity and lack of state protection, and recurring humanitarian crises” as factors leading to the brutal living conditions within the state. 2.7 million people live internally displaced, and the Islamist armed group Al-Shabaab operates regularly in the East African nation. Contrasting the sordid state of affairs in the rest of Somalia, Somaliland has escaped much of the national chaos. The self-declared state of 3.5 million people has its own government, led by President and retired air force pilot Muse Bihi Abdi. Somaliland also has a standing police force, a government-run radio broadcast, and even its own currency, the Somaliland shilling.
By all accounts, the government of Somaliland is more stable than that of the rest of Somalia; however, Somaliland has struggled to garner international recognition. Prior to Kenya’s tweet, Somaliland has never been recognized as independent from Somalia, despite engaging in diplomatic talks in the UN and African Union and between states such as the UK and US. The international community has been loath to recognize Somaliland’s sovereignty because of a fear that doing so would result in the complete disintegration of Somalia. According to the African Union, recognizing Somaliland without the permission of the national government of Somalia would give rise to numerous other separatist movements in other regions of the country that could not be denied, reshaping the entire geopolitical landscape of the region.
For those in favour of Somaliland’s independence, Kenya’s recognition is extremely encouraging. Looking ahead, it will be interesting to see if Kenya takes back its recognition of Somaliland or fully embraces their new position. If Kenya becomes the trailblazer in a movement to grant Somaliland its independence, the interesting scenario will likely play out in the African Union’s 33rd AU Summit; its annual meeting to be held in early 2020. While the efforts of self-recognized states such as Taiwan and Kosovo to gain international recognition appear irreparably stalled, the debate surrounding Somaliland may just be beginning.

RIIX Halkan Linking Warka.

http://https://www.kcwtoday.co.uk/2019/07/international-news-roundup/