Maamulka Sare Dugsiyada Nuuradiin Oo Shaaciyey Ardayda Kaalmaha Hore Ka Gashay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dalka Jsl.

Hargeisa(GNN):-Maamulka sare dugsiyada nuuradiin schools oo inta badan kaalmaha hore ka gala imtixaanaadka shahaadiga ah ee dalka ayaa soo bandhigay tirada Tobanka arday ee ugu sareeyey imtixaankii shahaadiga ahaa ee dalka somaliland iyo Guulaha ay soo hooyeen ardayda dugsiyadaasi.

Halkan Ka Daawo Maamulka Sare ee Dugsiga Oo Faahfaahinaya.

https://youtu.be/BIQTBTML9uw

 

Hargeisa Somaliland

Gabiley News Network

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992