Gudida Qandaarsayda Oo Shaaciyey Tartan Loo Gelaayo Qalab Loo Doonayo Dhismaha Wadada Ceerigaabo Iyo Burco.

Hargeisa(GNN):-Xafiiska Gudidda Qandaraasyada Qaranka Ee Somaliland Waxa Uu Baahinayaa islamarkana Uu Ku Wargalinayaa Dhamaan Ganacsatada Ama Shirkadlayda Soo Dajiya ( Culvert Pipes ) Oo Loo Doonayo Wadada ceerigaabo.

No photo description available.