Xog-Wadaag-Xildhibaan Siciid Gaane Oo Xukuumada Ku Eedeeyey Inay Ka Talaabsatay Sharciga.

Hargeisa(GNN):-Xildhibaan Siciid Gaane oo kamida Mudaneyaasha golaha wakiilada Somaliland oo u waramayey telefishanka badacas ayaa ka hadlay arrimo badan oo xasaasiya, isagoona si kulul u eedeeyey Xukuumada Hadda Talada haysa.