Reer Awdal Oo Mawqif Adag Ka Istaagay Saami Qaybsiga Golayaasha Qaranka Mar Kale.

Borma(GNN):-Siyaasiyiin Xilal kala duwan hore uga soo qabtay xukuumadiihii kala danbeeyey ee somaliland oo caawa warbaahinta kula hadlay magaalada borama ayaa si adag uga hadlay Saami qaybsiga.