Badhasaabka Gobolka M/jeex iyo Maayirka Caasimada Hargeisa Oo Go’aamo Culus Dul Dhigay Booyadaha iyo Dhuxulaysatada.

Hargeisa(GNN):-Dhibaatada booyadaha biyaha qaada iyo shidista dhuxusha oo khatar weyn ku haya deegaanka ayaa maamulka gobolka maroodijeex iyo maayirka caasimada hargeisa ay kasoo saareen amaro culus oo la dul dhigay dadka shaqeeya arrimaha.

 

Halkan Ka Daawo.