Daawo-Dadka ay dhulka isku haystaan Qoyska madaxweyne Biixi, oo soo Bandhigay sharciyada ay u Haystaan & Dooda Ay Ku Difaacanayaan.

Hargeisa(GNN):-Bulshadan degan buurta kala jeexan ee muranka dhul u dhexeeyo xubno kamida ah qoyska madaxweynaha jsl ayaa Maanta warbaahinta la wadaagay, documentiyo cadayna lahaansha adhulkan iyo sharciyada ay haysaan waxaaney soo gudbiyeen dood adag oo ay ku difaacanayaan dhulkan kaas oo ay u direen maayirka Caasimada hargeisa.

Exit mobile version