Hargeisa(GNN):-Magaalada hargeisa Bulshada ku nool xaafada State houseka oo ah Dad danyar ah, qoysaska ku nool dhulkan xaafada state houseka ayaa qiyaas ahaan gaadhaya in ka badan kun iyo shan boqol oo qoys, dhismaha guryaha ay galaan ayaa ah buulal iyo cariisho aan iska celin karin dabaysha iyo dhaxanta wakhti roobaadka.
Halkan Ka Daawo Warbixin La Diyaariyey Nolosha Ka Jirta.