Deg Deg Daawo :-Ardaydii Ugu Badnaa Abid Oo Si Rasmiya Ugu Biiray Jaamacada Timacade Ee Gobolka Gabiley

Gabiley(GNN) In Ka Badan 200 Arday Ayaa Maanta U Fadhiistay Imtixaanka Lagu galayo Jaamacada Timacade Ee Gobolka Gabiley.Ardaydan Ayaa Ah Ardadyii Sanadkan ka Qalin Jabiyay Dugsiyada Sare Ee Gobolka Gabiley.Sido kale Maalmaha Soo Socda Waxa La Filayaa In Tiro kale Ay Iyana Laga Qaado Imtxiaanka Si Ay Uga Mid Noqdaan Ardayda Jaamacada Timacade.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET