Gudida Qandaraasyada Qaranka Jsl Oo Maanta Shaacisay Shirkadaha Ku Guuleystay Laba Mashruuc Oo Dhisme Ah.

Hargeisa(GNN):-Gudida Qandaraasyada Qaranka jsl Ayaa Maanta Shaaciyey Shirkadaha Ku guuleystay Qandaraaska laba Mashruuc oo ah dhisme loo dhisayo Haayada Dhawrista tayada somaliland.

Halkan Ka Daawo.