Sarkaal Ka Tirsan Dawlada Hoose Caasimada Hargeisa Oo Ka Qayb Galaya Shir Caalamiya Kana Dhoofay Madaarka Cigaal.

Hargeisa(GNN):-Masuulkan Oo ka tirsan Dawlada hoose caasimada hargeisa ayaa saaka u dhoofay dalka Germany halkaas oo uu kagaga qayb galayo Shir Caalamiya.

Waftigan uu Hogaaminayo Masuulkan ka Socoday Dawlada hoose ayaa Maanta ka dhoofay madaarka Cigaal ee Magaalada Hargeisa.