Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Sheekeeyey Taariikhda Wakhtigii Ay Is Barteen Dr Marwo Aadan Ismaaciil.

Hargeisa(GNN):-Qoraaga Boobe yuusuf Ducaale oo kamid ahaa Martisharafta lagu soo martiqaaday Bandhiga buugan ay qortay marwo adna aadan ismaaciil, ayaa ka waramay Taariikhdeeda Markii ugu horeysay ee ay isbarteen iyo sifaha ay leedahay.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka.

https://youtu.be/7EUAu9DeDbM