Shaqaale Tiradoodu Gaadhayso 18 Qof Oo Shirkada Dp World Shaqadii ka Caydhisay.

Berbera(GNN):-Magaalada bererba warar naga soo gaadhaya ayaa sheegaya in shirkada dp world ay shaqadii ka caydhisay ku dhawaad 18 qof oo ka hawlgalayey dekeda berbera.

Halkan Ka Daawo Masuul Arrimahaasi ka Waramay.