Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabtay Ganacsato Si Sharci Darro Ah Uga bilaabay Dalka.

Wajaale(GNN):-Agaasimaha Guud ee Wasaarada Ganacsiga iyo dalxiiska dalka ayaa maanta xaqiijiyey inay jiraan dad shisheeye ah oo ganacsiyo aaney sharciyo u haysan ka furtay degmada wajaale.

Halkan Ka Daawo.