“Waxaanu Helnay In Xeernidaamiyaha Wasaarada Waxbarashadu Soo Saartay,Yahay Mid Laga Dheegay Khilaafsana Xeerkii Waxbarashada Dalka;Xer No; 77”Golaha Wakiilada

Hargeisa(GNN):-Xildhibaanada golaha wakiilada somailand oo maanta warbixin ka dhagaysanayay gudidada joogtada ee golaha wakiilada ayaa ka warbixiyay xaalada dalka iyo muranka udhexeeya wasaarada waxbarshada iyo dugsiyada gaarka loo leeyahay.

Gudida joogta ah ee golaha wakiilada ayaa shaaciyay in xeernidaamiyaha ay soo saartay wasaarada waxbarshadu uu khilaafsan yahay  siyaasada guud ee waxbarashada ee Xer NO 77 kana hor imanayo

Sidoo kale golaha wakiilada ayaa sheegay in wasiirka waxbarashadu ushegay in ay badheedheen filicilada ay kula kaceen dugsiyada gaarka ah iyo hanaanka ay uqaybiyeen deeqihii waxbarashado

Sidoo kale golaha guurtida ayaa sharci daro ku tilmaamay hanaankii ay uqaybisay deeqihii waxbarasho ee dalka iyadoo ku koobtay dugsiyada dawlada oo xataa aanay si siman ugu qaybin xataa dugsiyada dawlada ee gobolada dalka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;