Xeebaha Ka Tirsan Somaliland iyo Puthland oo Laga Cabsi Qabo Inay Saameyn Ku Yeelanto Duufaanta Lagu Magacaabo Kyarr.

Hargeisa(GNN):-Sida ay Wararku sheegayaan in khubarada dhinaca cilmilada aduunka iyo baadhitaanada hawada ayaa ka faalooday saameyn ay ku yeelato duufaan la sheegay inay kusoo waajahan tahay deegaano ka tirsan xeebaha somaliland iyo puthland.

Halkan ka Daawo Nuxurka Warkan.