Xubno Ka Tirsan Ururka Qareenada Somaliland Oo Tafaasiil Sharci Ka Bixiyey Murankii u Dhexeeyey Wasaarada Waxbarashada iyo Dugsiyada Gaarka Loo Leeyahay

Hargeisa(GNN):-Xubno Uu ugu Horeeyo Ku xigeenka ururka qareenada Somalilad oo maanta warbaahinta kula hadlay Gudaha Caasimada Hargeisa ayaa Tafaasiil Sharci ka Bixiyey Xeer Dhawaan ay soosaartay Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Jsl Kaas oo Muran Ka dhex Abuuray Dugsiyada Gaarka loo leeyahay ee dalka, Waxaana murankaasi oo gaadhay Ilaa Golaha Guurtida jsl, Sababay inay Kasoo Saaraan Go’aan lidi ku ah Xeerkii wasaarada waxbarashada.

Halkan Hoose Ka Daawo Ururka Qareenada Somaliland Oo Arrimahaasi Ka Hadlaya.