Gudomiyaha Baarlamanka Maamul Gobaleedka Puntiland Oo Maanta Xilkii Laga Iyo Xiisad Siyaasadeed Oo Ka Dhex Taagan Madaxda U Saraysa Maamul Gobaleedka Puntiland.

Garoowe(GNN):-Gudomiyaha Baarlamanka Maamul Gobaleedka Puntiland Oo Maanta Xilkii Laga Iyo Xiisad Siyaasadeed Oo Ka Dhex Taagan Madaxda U Saraysa Maamul Gobaleedka Puntiland.

Gudomiyaha Baarlamanka Maamul Gobaleedka Puntiland Oo Maanta Xilkii Laga Iyo Xiisad Siyaasadeed Oo Ka Dhex Taagan Madaxda U Saraysa Maamul Gobaleedka Puntiland. Baarlamaanka Puntland, wuxuu xilkii ka qaadday Guddoomiyihii Baarlamaanka, Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo), , kaddib markii ay 49 Xildhibaan u codeeyeen xilka qaadiska guddoomiyaha.