Ku Xigeenka Hantidhawraha Guud ee Qaranka Somaliland Oo Daahfuray Kulan Lagu Gorfeynayey Maamul Wanaaga iyo Isla-xisaabtanka.

Hargeisa(GNN):-Ku Xigeeka xafiiska hantidhawrka guud ee qaranka Somaliland Mudane Sacad Cabdi Cabdilaahi Riiraash, Waxaana kulankan uu daahfuray gudoomiye ku xigeenku lagu gorfeynayey Daahfurnaanta  Maamul wanaaga iyo Isla Xisaabtanka haayadaha Qaranka Somaliland somaliland.

Waxaana Munaasibada Kulankan oo Lagu Qabtay hotel maansoor ee Magaalada Hargeisa, oo ay kasoo qayb galeen qaar kamid maamulka xisaabaadka hay’adaha kala duwan ee qaranka jsl, dood dheer iyo aqoon iswaydaarsi ku saaabsan arrimahaasi,

Waxaana Kulankan oo ay wadashaqeyn ka leeyihiin xafiiska PFM-ka uu ka socoday labadii cisho ee ugu danbeeyey taas oo laysku waydaarsaday aqoon korodhsi ku saabsan dhinaca maamul wanaaga iyo isla xisaabtanka.

kalmad mahadnaq ah ka jeediyey Ku Xigeenka Xafiiska Hantidhawrka Qaranka Somaliland Mudane Sacad Cabdi cabdilaahi Riiraash.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Gudoomiyaha.

https://www.facebook.com/hanad.abdi.399/videos/3033577533338854/