Borama(GNN):-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), Wasiirka Biyaha Saleebaan Cali Koore iyo Wasiirka Ganacsiga Maxamuud Xasan Sacad (Saajin), ayaa si adag uga hadlay Jabhad labaad oo Bariga gobolka Awdal laga sameeyey, taasoo ay kasii horraysay Jabhadda Suldaan Wabar.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.