War Deg-Dega-Labada Xisbi Mucaarid oo Hadda Ka hadlay Kulan Ay Saacado Badan Wada Qaateen Gudidii Dhexdhexaadinta Ka Waday Muranka Doorashada.

Hargeisa(GNN):-Kulan Saacado badan qaatay oo ay jilbaha is dhigteen Gudida Isxilqaantay ee Dhexdhexaadinta ka waday muranka ka taagay doorashada somaliland iyo xubnaha xukuumadu u soo xushay komishanka inay ku mataalaan oo hore xisbiyada mucaaradku u diidanaayeen ayaa Haddana maanta waxaa loo doortay in Gudomiyaha Komishanka Doorashooyinka Noqodo C.rashiid Riyo Raac oo Muwaadinka ay ku Muransanaayeen Xukuumada iyo Xisbiyadu Inuu kamid Noqodo Komishanka Cusub.

Halkan Hoose Ka Daawo War Ay Caawa Soosaareen Hogaanka Xisbiyada Mucaaridku.

https://youtu.be/iiu7YO6PPYM