Hargeisa(GNN):-Wasiirka Wasaarada arrimaha gudaha jsl mudane maxamed Kaahin Axmed ayaa caawa ka hadlay geerida naxdinta leh ee ku timid qaranka somaliland, oo uu caawa geeriyooday Taliyihii Ciidamada Booliska Somaliland Sareeye Gaas Claahi Fadal iimaan.
Halkan Hoose Ka Daawo.