Wasiirka Warfaafinta Iyo Xisbiyada Mucaaradka Oo Madal Kulmisay Si Kulul Iskugu Jawaabay

Hargeisa(GNN):-Madashan oo Ay Ku kulmeen Asxaabta mucaaridka iyo masuuliyiin ka tirsan xukuumada somaliland oo ugu horeeyo wasiirka wasaarada warfaafinta qaranka jsl mudane maxamed muuse diiriye.

Eedahan ay isu jeediyeen masuuliyiin ku kala abtirsada mucaaridka iyo muxaafidka ayaa la xidhiidha xadhiga iyo cabsi galin inta badan ay kala kumeen saxafiyiin ka hawlgala somaliland  xukuumada madaxweyne biixi.

Madashan ay dhaliilaha isu dhaafsadeen masuuliyiintani ayaa ahayd xuska Maaalinta Saxaafada somaliland oo lagu qabtay gudaha caasimada hargeisa.