Deg Deg Daawo :- Xukumada Somaliland Ayaa Hada Xabsiga U Taxaabtay Siyaasi Ramaax

Xoghayaha Arimaha Gudaha Xisbiga Ucid Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax oo La Hadlay Horyaal Tv Inta Aan La Xidhi KA Hor  ayaa Sheegay in Loo Soo jaray Waaran Qabasho ah isla Markaana Haatan uu Tagayo Xarunta Dambi Baadhista ee CID.

waxanu shaaciyey in Madaxwayne Muuse Biixi Walaalkii uu Hore Dil Toogasho ah ugu Hanjabay.
Waxa uu Tilmaamay In Madaxwayne Biixi Hayo Dariiqii Madaxwaynihii Hore Deegaanka Somalida Itoobiya Cabdi illay.

Mardhaw La Soco Wixii ka Soo Kordha Xadhigan Masuulkan