Dhismayaal ku dumay magaalada Nairobi

Dhismayaal ay dad daganaayeen ayaa ku dumay caasimadda dalka Kenya, Nairobi.

Waxa la aaminsanyahay inay dad ku dhex jireen ayna ku xayiranyihiin gudaha dhismooyinkan.

.
.
.