Hargeisa(GNN):-Gudida Qandaraasyada Qaranka jsl ayaa Maanta shaaciyey shirkadaha ku guuleystay Tartan Loo Qabtay 37 shirkadood oo loo qabtay todoba mashruuc oo dalka laga hirgalinayo.
Halkan Hoose ka daawo Nuxurka Tartankaasi iyo Shirkadaha Ku Guuleystay oo Uu Ku Dhawaaqay Gudoomiyaha gudida Qandaraasyada Qaranku.