Milicsiga-Murankii Doorashooyinka 2009kii Mawqifkii Madaxweyne Rayaale Ka Taagnaa Aragtidii Xisbiyada Mucaaridka.

Hargeisa(GNN):-Marka aynu Dib ugu noqono Milicsiga Mahadhooyinkii siyaasadeed ee uu soomaray qaranka Somaliland waxaad moodaa in wakhtigan xaalada somaliland kujirtaa ay la sansaan tahay mid laga soo gudbay muddo ku siman 12 sano, taas oo muranka u dhexeeya xisbiyada mucaaridka iyo xukuumadu noqoday mid caado u noqoday marba xukuumada taladaa haysa.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalkan Oo Madaxweyne Rayaale Ugu Jawaabayey Xisbiyadii Mucaaridka Wakhtigaasi Kulmiye iyo Ucid.

https://youtu.be/hyiCkNyXM7M