Siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi Oo Si Heersare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Jarmalka, Socdaalka Qaarada Yurub Uu Ku Marayo.

Hargeisa(GNN):-Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi oo Xilal Kala duwan kasoo qabtay Dawlada Somaliland tan iyo intii ay Dawladnimada somaliland dhidibada isutaagtay, kana mid ahaa hormoodkii ama aas-aasayaashii Xisbiga talada Dalka haya ee Kulmiye ayaa Socdaal Qaadan doona Todobaado ku maraya Qaarada yurub, Waxaana Maalintii shalay si heersare ah loogu soo dhaweeyey magaalada Frankfourt ee dalka Germany halkaas oo uu kala hadlay Jaaliyada reer Somaliland ee ku dalkaasi jarlamalka.

Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi Ayaa dhawaan Shaaciyey inuu u Sharaxan yahay jagada Gudoomiyenimo ee Xisbiga Kulmiye, taas oo dadka badankiisu soodhaweeyeen Siyaasada iyo hadal Cadaanta Siyaasi Maxamuud Xaashi oo Si aan gabasho lahayn u cadeeyey badhaadhihiisa.

Halkan Hoose Ka Daawo Warka Socodaalka uu Ku Marayo Germany.

https://youtu.be/Ly5NRIdzgD4