Caasimada Hargeisa Oo lagu Qabtay Shir Lagaga Arriminayo Khilaafka Muranka Doorashooyinka Somalilland.

Hargeisa(GNN):-Akaadamiyada Nabada iyo Horumarka Somaliland ayaa maanta shir balaadhan ka furtay magaalada hargeisa shirkaas oo ay kasoo qayb galeen aqoon yahan waayo iyo Dad Magac ku leh Qaranka Somaliland, Waxaana shirkan oo socon doona mudo laba maalmood ah lagaga hadli doonaan Xalinta Khilaafkan Cakiran ee Ka taagan Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland.

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.