Daamurkii ugu Badnaa Oo Soo Gaadhay Hargeisa+Maayirka Caasimada Oo Fariin Kulul u Diray Ganacsatada Meheradaha.

Hargeisa(GNN):-Dawlada Hoose caasimada hargeisa oo bilowday Dhismaha Wadooyinak halbowlaha u ah gudaha Magaalada hargeisa ayaa Saaka Waxaa uu maayirka Caasimada hargeisa Ka hadlay Daamurkii ugu tirada badnaa oo lagu dhisayo wadooyinka Caasimada Hargeisa oo Soo gaadhay, Sidoo kale waxaa uu fariin kulul u diray Dadka Meherada leh ee kasii kireeya kaarooyneyaasha Wax ku hor iibiya isagoo maayirka caasimadu sheegay inay ganaax adag dul dhigi doonaan meherada lagu hor arko iyadoo wax lagu hor iibinayo.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.

https://youtu.be/wR8JE2CXQyk