Ciidmada Somaliland Oo Ka Hortagay Markabkii Djabouti ee Waday Xadhiga Internetka oo Sharci Darro Kusoo Galay Jsl.

Hargeisa(GNN):-Ciidamada Xeebaha SOmaliland ayaa Ka hortagay islamarkaana hor istaagay Markab jiidaya Xadhiga internetka oo ay leedahay dawlada Djabouti una waday Dalka Somalia, kaas oo sifo sharci darro ah kusoo galay Xadka Badda Somaliland.

 

Halkan Hoose Ka Dhegayso Warkan.