Dawladaha Somaliland iyo Djabouti Oo Ka Hadlay Markab Ay Dib U Celiyeen Ciidamada Badda Jsl Oo Djabouti Leedahay.

Hargeisa(GNN):-Wasiirada Wasaaradaha Somaliland iyo Djabouti ayaa Si Wadda Jir ah midba dhinaciisa uga hadlay Markab waday Xadhiga Internetka ee Badda Hoosteeda mara kaas oo dawlada djabouti ay Si sharci darro ah ugu soo xadgudbeen biyaha somaliland intaa kadibna ay ciidamada somaliland ee baddu dib u celiyeen.

Halkan Hoose Ka Dhegayso Wasiirada Isgaadhsiinta Somaliland iyo Djabouti oo Ka hadlay Arrimahaasi.