Wasiirka Arrimaha Gudaha Dalka Djabouti Oo Galabta Si Balaadhan Loogu Soodhaweeyey Hargeisa.

Hargeisa(GNN):-Halkan Hoose ka Daawo Masuuliyiiin iyo Xubno wasiiro ah oo ka Socoday Somaliland ayaa Maanta madaarka cigaal kusoo dhaweeyey Wasiirka Wasaarada arrimaha Gudaha Dalka Djabouti.