Deg Deg Daawo :-Isbitaalka Guud Ee Magaalada Gabiley Oo Yeelanaya Qolka Keydka Dhiiga Iyo Talaagada Maydka Oo La Keenay

Gabiley(GNN)Isbitaalka Guud Ee Magaalada Gabiley Oo Markii Ugu Horeysay Yeelanaya Qolka Keydka Dhiiga Iyo Talaagada Maydka Oo La Keenay Isbitaalka.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET