Maayirka Caasimada Hargeisa Wasiirada Gaadiidka & Gaashaandhiga Oo Dhagax Dhigay Waddo Cusub Oo laga Dhisayo Xaafada Pepsiga.

Hargeisa(GNN):-Maayirka Caasimada Hargeisa oo Ay weheliyaan Wasiirada wasaradaha Gaadiidka Jidadka iyo Wasiirka wasaarada gaashaandhiga Somaliland iyo Saraakiil Sarsare oo ka socoday Ciidamada Qaranka Somaliand ayaa Maanta dhagax dhigay Wadooyin cusub oo laga hirgalinayo Xaafada beebsiga ee magaalda hargeisa.

Dhismaha Wadda Cusub oo Ay maanta Dhagax Dhigeen Halkan hoose Ka Daawo.