Maxaa Ka Jira Inuu Iscasilayo Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland.

Hargeisa(GNN):-Warar hoose Oo Warbaahintu ay Helayso ayaa Tibaaxaya iscasilaada Gudoomiyaha  golaha Guurtida Somaliland Saleebaan maxamuud Aadan, Inkasta oo aanu jirin Ilaa Hadda war rasmiya oo Kasoo baxay Haddana Waxaa xogo hoose iyo xildhibaano golaha guurtida ahi xaqiijiyeen inuu Gudoomiyhu golaha usoo bandhigayo inuu baneeyo Jagada Gudoomiyenimo ee Golaha aqalka Guurtida Somaliland.

Halkan Hoose Ka Dhegayso Nuxurka Warar La Xidhiidha Arrintaasi.