Maayarka Caasimada Hargeysa Oo Casuumay Gudidii Dhexdhexaadisay Xukuumada Iyo Kornayl Caare.

Hargeisa(GNN):-Maayirka Caasimada hargeisa Mudane C,raxmaan maxamuud Caydiid Soltelco ayaa Casuumad Sharafeed maanta ku maamuusay Odayaashii iyo madax Dhaqameedkii Dhameeyey Arrintii kornayl Caare iyo Xukuumada Somaliland u dhexeeyey,

Waxaana Munaasibadan Qado Sharafta ah kasoo Qayb galay Xubno Ka Socoday Wasiiro ah oo ka socoday Dhanka xukuumada Madax dhaqameed iyo odayaashii doorka muuqda ku lahaa Dhamaynta arrintii Kornaylkii ka tirsanaa ciidamada qaranka somaliland ee hogaamiye kooxeedka noqday.

Halkan hoose ka Daawo Nuxuka Warkan.