Sheikh Shariif Sh Axmed Oo lagu Dhaweeyey Caasimada Dalka Ingiriisa London.

UK(GNN):-Madaxweynihii hore Somalia Sheekh Shariif Axmed Ayaa Maanta lagu soo dhaweeyey dalka ingiriiska gaar ahaan caasimada london.