Shimbir kasoo duushay Finland oo lagu arkay Kenya

Waaxda duur joogta ee Kenya ayaa sheegtay in galbeedka dalkaas lagu arkay shimibir kasoo duushay dalka Finland.

Shimbirtan ayaa la sheegay inay soo jartay masaafo dhan 6,948 Kiilomiitar.

Waxaana shimbirta laguheeda lagu arkay daawacyo balse waxay u muuqaataa inay caafimaad qabto, sida ay sheegtay waaxda duur joogta ee Kenya.

.

Waxaana shmbirta lagu wareejiyay waaxda duur joogta ee Kenya si ay u daryeelaan.

Shimbirtan ayaa la rumeysan yahay inay cunto Kalluunka