Siyaasi Ramaax Oo 20 Cisho oo uu Xabsiga Ku Xidhnaa Maanta Warbaahinta La Hadlay Kana Waramay Arrimo Badan Oo Kusoo Arkay Xabsiyada.

Hargeisa(GNN):-Waxaa Mudo 20 cisho oo uu xabsiga ku jiray kadib markii la sii daayey warbaahinta markii ugu horeysay la hadlay siyaasi Xoghayaha Arrimaha gudha Xisbiga Ucid Siyaasi Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax, Waxaanu ka warmay arrimo badan oo la xidhiidh xadhigii iyo Dhacdooyin la yaab leh oo ku soo arkay xabsiga hargeisa iyo Dad lagu xukumay xadhigyo aan Macquul ahayn.