Wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo guryayta Somaliland Cabdirashiid Ducaale Qambi ayaa lala yeeshay warays xasaai oo wax lagaga waydiiyay shaqada wasaarada iyo muranka dhul ee udhexeeya qoyska madaxwayne Muuse Biixi iyo Dad shacabka ah ee galbeedka magaalada hargaysa ee Buurta kala jeexan
Dhanka kale wasiir qambi ayaa jawaabo ka bixiyay dhul ay muwaadiniin reer Somaliland ahi sharci uhaystaan oo xukuumadu xoog ciidan kaga qaaday
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;