Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Oo Kulan La Qaatay Safiirka Dawlada Ingiriiska U Qaabilsan Somaliland iyo Somalia.

Hargeisa(GNN):-Kulan ay Galintii danbe ee maanta wada yeesheen Labada gudoomiye xisbiyada Mucaaridka Somaliland Ucid iyo Waddani Ayaa Lagaga Wada Hadlay Xal u helida arrimaha Doorashooyinka Dalka Somaliland.