Ogaysiis-Ogaysiis-Jimciyada SOMALILAND NATIONAL AWARDS PRIZE Oo Qabata Barnaamijka Sanadlaha Ah ee Qiimeynta Qaranka Jsl.

WAXAY KU WARGALINAYSAA BULSHO WAYNTA SOMALILAND IYO QAYBAHA GUULAYSTAYAASHA SANADKA 2019 SLNA PRIZE, IN XAFLADII BANDHIGA 2019 DIB LOO DHIGAY , LANA QABAN DOONO MAALINTA 02.02.2020 MAALINKA AXADA GOOBTUNA MAANSOOR HOTEL HADABA SIDAAS HA ULA SOCDAAN WIXII INTAAS DHEER KALA XIDHIIDH 0633663866 / 0654422513

KA QAYB GALAYAASHA BARNAAMIJKA WAXAA LAGU WARGALINAYAA IN DIIWANKA 2020 UU SOCDO QOFKII DALKIISA WAX GASHANAYOOW XULAAHADU WAA DARYEELKA DANTA GUUD IYO HORUMARINTA QAYBAHA BULSHADA MAHADSANID ALLA MAHAD LEH .

 

%d bloggers like this: